Saturday, January 17, 2026
Google search engine
HomeWararMuxuu Wasiirk Difaaca Soomaaliya kala hadlay ku-xigeenka Safiirka UK?

Muxuu Wasiirk Difaaca Soomaaliya kala hadlay ku-xigeenka Safiirka UK?

Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiir-ku-xigeenka Safaaradda Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, ahna Ku-simaha Safiirka, Danjire, Sam Thomas.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba-geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Boqortooyada Ingiriiska, gaar ahaan iskaashiga dhinacyada difaaca, tababarada, iyo wada-shaqeynta la dagaallanka argagixisada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments