Saturday, January 17, 2026
Google search engine
HomeWararJubbaland oo go'aan xasaasi ah ka gaaray go'aanka DF ee UAE

Jubbaland oo go’aan xasaasi ah ka gaaray go’aanka DF ee UAE

Maamulka Jubbaland ayaa diiday go’aanka ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya ee dalka looga joojiyay in ay ka shaqeeyaan shirkadaha ganacsiga iyo guud ahaan Imaaraadka Carabta.

Jubbaland oo xiriir dhow la leh Imaaraadka Carabta ayaa ku tilmaanmtay go’aanka Dowladda mid hal dhinac u janjeero oo u adeegeyn danaha shacabka Jubbaland.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments