Saturday, February 7, 2026
Google search engine
HomeWararMadaxweyne Cirro oo la kulmay wiilka uu dhalay Trump

Madaxweyne Cirro oo la kulmay wiilka uu dhalay Trump

Shirka Dhaqaalaha Adduunka ee ka socday magaalada Davos- Switzerland, ayaa waxaa ka soo qeyb galay siyaasiyiin culus iyo hoggaamiyeyaal caalami ah oo ka kala socday dhammaan daafaha dunida iyo shaqsiyaad saameyn ku leh maaraxa caalamiga ah.

Madaxweynaha maamulka Somaliland oo kulankaas ka qeyb galay ayaa dadka uu la kulmay waxaa ka mid ah wiilka uu dhalay madaxweyne Trump, Erric Trump oo shirka qeyb ka ahaa.
Mr. Cirro, ayaa raadinaya xiriiro caalami ah oo uu ku xoojinayo aqoonsigii dhawaan uu ka gelay Israa’iil, wuxuuna xiriirka xooggan ee uu hadda raadintiisu xitaa dhaqaalaha ugu badan ku bixinayo waxay tahay la kulanka madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn isha ugu haysa dhaq-dhaqaaqa iyo safarada qaraoodiga ah ee uu galayo madaxweynaha maamulka gooni-goosadka ah ee Somaliland.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments