Saturday, February 7, 2026
Google search engine
HomeWararWasiirka Gaashaandhiga XFS oo la kulmay Danjire Ali Onaner

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo la kulmay Danjire Ali Onaner

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Danjire Ali Onaner, Agaasimaha Guud ee Waaxda Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Turkiga.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada difaaca iyo horumarinta ciidamada.

Waxaa kulanka goob-joog ka ahaa Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda, Cabdifitaax Cabdulqaadir Faarax, Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Alper AktaÅŸ iyo xubno kale.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments