Friday, February 6, 2026
Google search engine
HomeWararGeneraal Odawaa oo xilka laga qaaday

Generaal Odawaa oo xilka laga qaaday

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta meelmariyay xil ka qaadista Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage, kaas oo labo jeer xilkan soo qabtay.

Generaal Ibraahim Sheekh Maxamuud ayaa xilkan cusub loo magacaabay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments