Wednesday, March 4, 2026
Google search engine
HomeWararCiidamada Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan fuliyay

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan fuliyay

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad ee Gobolka Bakool, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaano hoostaga Deegaanka Moorigaabey, oo hoostaga Magaalada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool.

Sida ay saraakiishu xaqiijiyeen howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa lagu bartilmaameedsaday horjooge ka tirsan khawaarijta deegaanadaas ku dhibaateeya shacabka Soomaaliyeed.

Ciidanka ayaa sidoo kale ka soo furtay gaadiidka loo yaqaan mooto nooca sedex-lugoodka ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments