Saturday, January 17, 2026
Google search engine
HomeWararDF oo war xasaasi ah ka soo saartay Doorashadii Golaha Deegaanka ee...

DF oo war xasaasi ah ka soo saartay Doorashadii Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta xukuumadda Soomaaliya ayaa war ay soo saartay waxay marka hore ku bogaadisay Doorashadii golaha deegaanka gobolka Banaadir oo qabsoontay 25-kii bishii December 2025. waxayna wasaaraddu hambalyo u dirtay dhammaan xubnihii ka qeyb galay.

Wasaaradda ayaa doorashadan ku tilmaamntay dimuqraadiyadda dalka ka hana qaaday iyo dadaallada xooggan ee lagu xoojinayo dowladnimo, hanaan federaal oo guuleysta iyo maamul wanaaga.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments