Saturday, February 7, 2026
Google search engine
HomeWararGolaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo war Xasaasi ah soo saaray

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo war Xasaasi ah soo saaray

Golaha Mustaqbalk Soomaaliyeed oo shir ku yeeshay magaalada Nairobi ayaa soo saaray war xasaasi ah oo ku saabsan xaaladda Dalka, Dagaalka argagixisada, abaaraha iyo arrimaha cakiran ee siyaasadda Dalka.

Sidoo kale, Golaha oo aqbalay gogosha ay fidisay xukuumadda Federaalka ayaa hal arrin uga digay madaxweyne Xasan Sheekh.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments