Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta meelmariyay xil ka qaadista Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage, kaas oo labo jeer xilkan soo qabtay.
Generaal Ibraahim Sheekh Maxamuud ayaa xilkan cusub loo magacaabay.



