Wednesday, March 4, 2026
Google search engine
HomeWararSoomaaliya iyo Sacuudiga oo heshiis Militari kala saxiixday

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo heshiis Militari kala saxiixday

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa heshiis iskaashi ciidan la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sucuudiga, Sumuwal Amiir Khaalid Bin Salmaan, Wasiirka Gaashaandhigga Sucuudiga.

Heshiiskan waxa uu sii xoojinayaa iskaashiga dhinacyada difaaca iyo milateriga ee labada dal, isla markaana waxa uu daboolayaa dhinacyo kala duwan oo ay labada dal si wadajir ah u danaynayaan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments