Wednesday, October 28, 2026
Google search engine
HomeWararMuxuu madaxweyne Cirro kala hadlay Dhiggiisa Israa'iil?

Muxuu madaxweyne Cirro kala hadlay Dhiggiisa Israa’iil?

Waxaa la shaaciyay kulan magaalada Davos ee Dalka Switzerland ku dhexmaray madaxweynaha madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Cirro iyo madaxweynaha maamulka Israa’iil Isac Herzog.

Labada Mas’uul oo ku kulmay shirka Dhaqaalaha Adduunka ee ka socda Davos, ayaa ka wada hadlay arrimo badan oo quseeya xiriirka labada maamul iyo howlaha socda.

Maamulka Somaliland oo dhawaan aqoonsi beenaad ah ka helay maamulka dunida ka go’doonsan ee Israa’iil ayaa wada dardar gelinta fulinta heshiiska “Abraham Accord”, kaas oo suurta gal tahay inuu qalinka ku duugo madaxweyne Cirro.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments