Waxaa la shaaciyay kulan magaalada Davos ee Dalka Switzerland ku dhexmaray madaxweynaha madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Cirro iyo madaxweynaha maamulka Israa’iil Isac Herzog.
Maamulka Somaliland oo dhawaan aqoonsi beenaad ah ka helay maamulka dunida ka go’doonsan ee Israa’iil ayaa wada dardar gelinta fulinta heshiiska “Abraham Accord”, kaas oo suurta gal tahay inuu qalinka ku duugo madaxweyne Cirro.




